Natiijada doorashadii Faransiiska oo la shaaciyey iyo Madaxweyne Macron oo.. (Sawirro)

Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa mar kale ku guuleystay Doorashadii dalkaas ka dhacday maanta Waxaana loo doortay mar labaad inuu Madaxweyne kabsii ahaado dalka Faransiiska. Doorashada Faransiiska waa mid muhiim u ah Yurub, maalmahaan dhanna waa la hadal hayay, iyadoo haweeneyda la tartameysay Macron  ay balan qaaday inay ka hor tagi doonto awooda Midowga Yurub. Madaxweyne … Continue reading Natiijada doorashadii Faransiiska oo la shaaciyey iyo Madaxweyne Macron oo.. (Sawirro)